3D Workspace
Home
Assets
Affiliate Program
Sign up/Log in
?
Upgrade
DCC Bridge
Anonymous1776459688
04-17 21:32
Model Name
wiil 3d model akhrinayo buug
Tags
character
game asset
stylized
Prompt
π¬ Scene 1 β Bilow (0:00β0:20) Goob: Tuulo Soomaaliyeed π΄ Wiil yar oo la yiraahdo Axmed ayaa fadhiya banaanka guriga isagoo fiirinaya cirka. ποΈ Narrator: "Waxaa jiray wiil yar oo Soomaaliyeed oo riyo weyn lahaaβ¦" Axmed: "Maalin ayaan noqon doonaa nin dadka caawiya." π¬ Scene 2 β Dhibaato (0:20β0:50) Saaxiibadiis ayaa qosla π Saaxiib: "Adiga? Sidee ku noqoneysaa?" Axmed wuu aamusa laakiin wuu dhoola cadeeyaa π Axmed: "Riyada qofka lama qosloβ¦ waa la shaqeeyaa." π¬ Scene 3 β Horumar (0:50β1:20) Axmed wuxuu bilaabaa: π Waxbarasho π» Barashada Computer π¨ Naqshadeyn Music dhiirigelin ah π΅ Narrator: "Maalin kasta wuxuu qaaday hal talaabo..."
Detailed Info
Related Models
Enter invite code
Enter invite code to get credits!